Digil aw mirifle
Digil aw mirifle waa dad sharaf leh, qiimo badan, ixtraam leh. waa dad diin leh, dulmiga neceb, damqasho badan, sabir badan, kii dulmiya Allah ku dayn og’. kii xolohoda cuna cafiya. Digil aw mirifle waa dadkii xurnimada somaliya keenay, waa dadka somaliga asalka ku hadla. Digil aw mirifle waa kuwii burburkii bakarohoda iyo xolohooda la dhacay, illaa ay gaareen in maatadooda ay baahi dhamaadaan, waa kuwa aad tuugsiga ku caysaan, waa kuwa afsomali ku hadal aa tiraahdaan, waa kuwa aad ….. Digil aw mirifle waa uxdii somaliya, waa dad somalinimada, dowladnimada ay ku weeyn tahay.. 30 maarso 2026 waxaa loo dhigay dabinkii ugu waynaa oo awid loo dhigo, laakiin way ka bad baadeen…
Degmooyinka KGS

Baydhabo

Xudur

Marko
